Taliye katirsan Ciidanka maamulka Somaliland oo gaari lagu dilay

Wararka ka imaanaya magaalada Burco ee caasimada gobolka Togdheer ayaa sheegaya in gaari la jiirsiiyay taliyihii ciidanka Taraafikada gobolka Togdheer  Gaashaanle Sare Cabdullaahi Faarax Soofa-dhiiste. Sida aan Wararka ku helnay Taliyaha ayaa xili howshiisa shaqo ku jiray waxaa la marsiiyay gaari si xowli ah u socday, waxaana taliyaha oo dhaawac culus soo gaaray ugu dambeyn ku … Continue reading Taliye katirsan Ciidanka maamulka Somaliland oo gaari lagu dilay